Kadib qaraxii naxdinta lahaa ee ka dhacay xarunta tamarta Nukliyeerka ee Shernobol ayaa sababtay in boqolaal qof ay naftooda u huraan sidii ay u nadiifin lahaayeen goobtii ay musiibadu ka dhacday. iyo in ay ku guulaystaan oy ka hortaggaan inay dhacdo masiibo ka sii weyn taasoo qayb weyn oo ka mid ah qaaradda Yurub u rogi lahayd lama dagaan.